SIDEE U DHACDAY TOOGASHADA SADEX WIIL OO WALAALO SOOMAALI AH
08:03
204,753
Reddit
LABO WALAALIHIIS AH AYUU TOOGTAY ISAGANA YAA TOOGTAY WAREYSIGA KA BOGO

Kommentarer
  • Zeinab H.S
    Zeinab H.S

    Maxaa looga sheekeyn maanta sida toogasho udhacdey .shalay markii hoyadi iyo walashi ladulmiyey cidina ma garab istaagin .😔😔

  • qopoy dnon
    qopoy dnon

    Allah waa shuhada labadaa wiile ahlul quraanka ah jannatul firdowsa hoygooda haka yeelo.😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • Ali H Nour Omer
    Ali H Nour Omer

    Allah ha u Naxariisto Aamiin.

  • Deeko Yussuf
    Deeko Yussuf

    ah allah unaxasito

  • sagal cabdi
    sagal cabdi

    shiiqa xumaanta wiilka wax dilayba wuu sheegaye muu sheego sababta hooyadiis u dhimatay?!

  • Ailsa Ni
    Ailsa Ni

    Ina lillahi wa ina illayhi rajicuun illahay ha u naxaristo wilashas yar yar koley qatumo ficn ayey ku dinten bil Ramadan ayeyna dinten allah yarxam😭😭🤲🤲

    • qopoy dnon
      qopoy dnon

      Xasbuna laaha

  • Amina Ahmed
    Amina Ahmed

    Cuqadada yaa abuuray waxaa aburay dadkii fakiyey ninkii dhibatada geystay kumunitiga soomaalida iyo ninka ehelkiisi aakhiro iyo adunba waxaa tihiin danbilayal.

  • Leylo Ahmed abdi moha
    Leylo Ahmed abdi moha

    Allah unaxriista Jannada Allah ha ku waraabsho

  • Leylo Ahmed abdi moha
    Leylo Ahmed abdi moha

    Subxaanallaah

  • Mushtaaq Maxamed
    Mushtaaq Maxamed

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • Ailsa Ni
      Ailsa Ni

      yaab wlh

  • Umima Umima
    Umima Umima

    Allah haunaxaristo

  • Ruun Sakow
    Ruun Sakow

    Inaalillaahi wa inaa ileyhi raajicuun allaha u naxariisto

  • Naj Imran
    Naj Imran

    Sheekhow wiilkaba waxaa lee dahay waxaan u malayn in uu drags uu isticmaali jirey ee maxaa uga gaabsatey odayga wiilasha uu diley dhalay ee ilmaha yar uu adeerka u yahay kufsadey??? Wlhi eedada in uu dilo ayey ahayd lknse aabaha u shageeyey wiilashaas masakinta ah!! Alle naartii jaxiimo haku fageeyee

  • Samil YAre media chanel
    Samil YAre media chanel

    Asc asxaabta kuxeran #janaalkaan🙏waxan idinkacodsanayaa in aad igaarsiisaan 10k subscribe weliba allihii na awuurtey dartiis👏dembigaaga iyo dembiga waaladiintaada allah dhaafo🤲

  • Japka Gamer
    Japka Gamer

    إنا لله وإنا إليه راجعون

  • bouytt guyt
    bouytt guyt

    أنا لله وإنا إليه راجعون اللهمأجرني في مصيبتي وأخلفنا خيرا منها 😢😢😢😢😢😢🤲🤲

  • Faafinta Khayrka
    Faafinta Khayrka

    😭😭😭

  • Ahmad Hassan
    Ahmad Hassan

    Allah yar ham

    • bouytt guyt
      bouytt guyt

      😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲

  • Almaas Maxmad
    Almaas Maxmad

    اناللہ وانا الیہ را جعون

    • bouytt guyt
      bouytt guyt

      Shiikhu been badanaa

  • Faadumo Sheekh
    Faadumo Sheekh

    Xasbuna laaha

    • bouytt guyt
      bouytt guyt

      Subxanallah jazajakallah khayr shiek Kuli nafsi dawqital mowt🤲 Allahu yarahma rahimin

  • Qadi 763
    Qadi 763

    الشيخ لم يقل الحقيقة ومن السبب في ‏هذه المأساة. عم القاتل اغتصب ابنت اخوه المتوفي وعندما علمت الام بذالك بلغت رجال المسجد الذين بدورهم بلغوا العم المغتصب الذي قام بقتل الام وساعدوه اهله ليهرب ويعودالى الصومال. القاتل راى امه تقتل واخته تغتصب من قبل عمه ؟ والاصعب انهم قاموا بحمايه ومساعدة العم من الهرب من العدالة. الله ينتقم من كل من شارك في هذا الظلم . والله للموتى.

    • Sami Sonaa
      Sami Sonaa

      Amiin allah haka so saaro xaqa mama iyo caruurta dhan hadii la ciqabi lahaa caruurtas musiiba da ku dhacday kumey dhacdeen wlhi somali qabiil ba damiir ka dhimiyay subxanallah allah ha uwada naxariisato caruurta iyo hoyadod

  • حوا الصومالي
    حوا الصومالي

    😭😭😭😭😭😭

  • Sagal Mohamed
    Sagal Mohamed

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • AFRAH CHANNEL
    AFRAH CHANNEL

    Arinta Ninka wadad u ekaha aha ee dilay xaaskisa kufsaday gabdh u aderka u aha Taas wad ka gaabsaneysa so ma aha Wiilka Hooyadis ladilay arinkisa wad ka hadlesay wa yaab wlh

  • Shukri Cabdalla
    Shukri Cabdalla

    Allah unaxariisto

  • seynab m.cigaal Eyl
    seynab m.cigaal Eyl

    Asc

  • caynanshe caynanshe
    caynanshe caynanshe

    waxaa kadambeyay galada aan horomarka uogalayn islamka walalkodna baa losoo adegsaday

  • Ilhaan F
    Ilhaan F

    Subxanallaah!

  • Dajis Tech
    Dajis Tech

    ALLOOW unaxariiso lawadaas wiil

  • Abdirizaq Ahmed
    Abdirizaq Ahmed

    انا لله وانا اليه راجعون الا يرحمه😢😢

  • Abdisalan mahamed
    Abdisalan mahamed

    subxanallah illahay naxaristi jano haka warabiyo wiilasha waa Arin murugteda wadata walalki dile silac bu udhinta gacan wll illahay inaguma sababo Amiiin 🤲🏻🌙😢😭

  • Suleqa Ahmed
    Suleqa Ahmed

    Shiikhu been badanaa

  • Fatima Muse
    Fatima Muse

    😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲

  • Abdikarim Ismail
    Abdikarim Ismail

    Subxanallah jazajakallah khayr shiek Kuli nafsi dawqital mowt🤲 Allahu yarahma rahimin

  • Moha Abdi
    Moha Abdi

    Ina kagaabsada jeclahay kuma lohoo Sheekhoow hooyadana cabtooy waaye Sheeg wixii jira Munaafaqad ba kudhashaye Walalkusheega hooyadi lama dilin miya shuuba ku dhashay sheekh mustafoow siil ka hooyada ba cadaalad kasugayna miya

  • Moha Abdi
    Moha Abdi

    War aniga xata mid adeer fursad hada. Kuheli lahaa wa kujana tagi lahaa wallahi wiilkaas hooyadii ba hortisa lagu dilay walaashiis ba la kufsaday isaga Hadaan ahaan lahaa macal eedada kudari lahaa

  • wad al bari
    wad al bari

    Sheikhu been badaanaa wiilku cuqdad baa kujirtay oo u dilay ciyaalka muxuu ugu dhigayaa nin cadaana oo diin nacayb ahaan udilay...... Haday naf leeyihii wiiilkaas bay u caqli celin lahaayeen

  • Malika Abdu
    Malika Abdu

    Malaha depressed bu ahaa subhanllah

  • Fadumo Mohamud
    Fadumo Mohamud

    Wiilka wax dilay wuu xanuunsaday ee yaan lagaaleeyn hadaad dad muslim ah thn

  • fc wiriq club
    fc wiriq club

    Allah u naxaristo dhamantood

  • fc wiriq club
    fc wiriq club

    Sheekha maxaa ka khaldan قيل وقال buu noola yimid

  • Yusuf Haji
    Yusuf Haji

    Subxaanalaah waa arin naxdin leh. Mucjiso ayaa ku habsatay reerkaas.

  • awo elmi
    awo elmi

    Subaxaallah ya Allah Swt 😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲 May Allah Swt give them Jannah

  • kolim jone
    kolim jone

    Alla ha unaxariisto waa bil ramadane rabbow janada guri uga yeel😭😭

  • Malika Nour
    Malika Nour

    Subxanallah inalilahi wainaa illeyhi rajicuun

  • Ilhan Isha
    Ilhan Isha

    Walaala muslimiin waa idintuga waa 10ka dambe ee ramadaanka plz aan uwada duceeyno family gan qasatan wiilkan yar ee 20jirka wlhi yaa og inee isku yaacay oo qof waaniso uu waayay 🥺🥺plz igula dara ducada marka afurtaan family gan /wiilka 20jirka🥺🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽 Subxanallah

  • Shana Olli
    Shana Olli

    Runta sheega Wiilasha yar iyo kan weyn waa iska hooyo kies yaryar aabahood baa dilay hooyadood 25 jirja walashiis waxa kufsaday adeerka dhalaywiilasha yaryar. Eedada ayadaa walalkeed wadanka ka dhoofisay wiilka 25 jirka hooyadii oo la dilay iyo walshiis lakufsaday baa u sabab noqotay. Inalillah wa ina ilaheey rajucuun waa masiibo Aad u weyn. Somali runta maba sheegaan

    • Yz yz
      Yz yz

      Waa qabiilkee?

    • kolim jone
      kolim jone

      🙄🙄🤔🤔😤😤😤INNAALILLAAHU WAA INNAA ILEYHI RAAJUCUUN😤😤😤 😤 😤 😤😱😱😱😱😱

  • Big bro Officially
    Big bro Officially

    Allaha u naxariisto dhamaantooda

  • Abdi Farah
    Abdi Farah

    Waa geeri nahdinleh alaha u naxariisto Walaalaha somalida ee isticmaala soo shalmediha waxaa ka codsanaayaa Sida sh. Mustafa ugaabsaday arimaha qaar in aad uga gaabsataan kuna ekaano in aan u ducayno. Si aysay dhacdadan oo kale dad ay soo martay dhiirigalin ugu noqon

  • Maria Online
    Maria Online

    Haben walba naarta musliminta bar baa laga xoraya bisha ramadan allow nagu biiri kuwa laga xoreeyay narta 🤲🏽😭😭

  • Amar Challenger
    Amar Challenger

    Citizens Must Protest Against the Thieves, corruption, propagandist Hassan Sheikh Mohamud Hassan Ali Khayre Abdirahman abdi Shakur Sheikh Sharif Ahmed Madoobe Sa iid Dani

  • Noor Noor Adan Abdi
    Noor Noor Adan Abdi

    ina lilahi wa ina ilahey rajacun ilaho janadada ku awal gud labada marxun

  • Hibo Ahmed
    Hibo Ahmed

    Alaha ha u naxaristo wilashaa shahiday janadaa laha hanagu gulansiyo amin dhaahaa somaliyey

  • Asali Bashir
    Asali Bashir

    Ale ha uu naxaristo ax xanun badan 😭😢😥😥😢 walalo isa dilay

  • Naag nool iska dhiig abaayo
    Naag nool iska dhiig abaayo

    Subxanallah Allah ya raxma Amiin

  • Niciima Hussein
    Niciima Hussein

    Xasbinalahu wanicma wakiil inaalilaahu wainaa ilayhi raajucuun ilaahaw unaxriiso wiilashaa 😭😭😭😭

  • Anfar Mohammad
    Anfar Mohammad

    😭😭

  • Mousse Yacoub
    Mousse Yacoub

    إنا لله وإنا إليه راجعون

  • Sacdio Mohamed
    Sacdio Mohamed

    Inaa lilaahi wa inaa ileeyhi raa jicuun

  • Najma Siciid
    Najma Siciid

    Qof walba sidu rabbi uqoray ayuu ku dhimanayaa ee Allah unaxariisto dhamantood 🥺

  • Eglan Dheyman
    Eglan Dheyman

    😭😭😭xanuun badanaaa ilaahow unaxariisto

  • Sirad Ali
    Sirad Ali

    🙄🙄🤔🤔😤😤😤INNAALILLAAHU WAA INNAA ILEYHI RAAJUCUUN😤😤😤 😤 😤 😤😱😱😱😱😱

  • Rahma Maxamed
    Rahma Maxamed

    Niallhi.wanailehi.raajacun

  • Mohamed Abdi
    Mohamed Abdi

    Qader Allah ayaa dhacay. Samir iyo iiman ALLAH haka siiyo cidda dhibtu gaadhay. Waxa cad in wiilka dhibta marka hore geystay ahaa nin caafimaadkisu ka lumay oo jirran si xooggan.

  • njm elmi
    njm elmi

    Inalilah wa ina ilahey rajacun allaha u naxaristo

  • Suleeqa Ahmed Husein
    Suleeqa Ahmed Husein

    Allha ha unaxariisto jaanada fardawso hakawarabiyo

  • DEQO GUREY
    DEQO GUREY

    Inallaih waina lilalhi kaa rajicum allow u naxariso willal aad u fican waaye wana isla daganahay

  • سميه اسماعيل
    سميه اسماعيل

    الله يرحمهم ويغفرلهم waa musiibo waa qaracan

  • سميه اسماعيل
    سميه اسماعيل

    انا لله وانا اليه راجعونwaa Geri murug badan

  • abdi Holland_ solo
    abdi Holland_ solo

    Ciyaalka isku aabo ayay ahayeyn wiilka wax dilay hooyada waxa hore udilay aabo hiis cunuga cuqdad uu abihii uu u qabay darteyd ayuu walalhis u dilay subxanaAllh

  • Mo FayZ
    Mo FayZ

    Ilaahay ha u wada naxariisto aamiin 😭😢 war aad u naxdin badan weeye

  • Amin Gele
    Amin Gele

    Allaha unaxariisto wiilasha xufaada Ah

  • Arme S
    Arme S

    Inaa lilahi wa inaa ilahay rajuciin. Illahay ha unaxariisto wiilashaan yar yar ee quraan hafidka ah. Edadoodna samar iyo imaan Illahay haka siiyo.

  • muktar Shugri
    muktar Shugri

    Waa Geeri Aad Umurug Badan Rabi Naxariistii Jano Haka Waraabiyo Labada Will Ehalkii & Umada Somali Samir & Iimaan Hakasiiyo...

  • cadnan joker
    cadnan joker

    Subbxanallah 😭😭

  • Badri Mahamud
    Badri Mahamud

    😭😭😭😭allowa u naxriso

  • Asma Ibrahim
    Asma Ibrahim

    Subaxanalaa 😭😭😭😭😭😭

  • Grwy Haha
    Grwy Haha

    asc

  • Xoriyo Noor
    Xoriyo Noor

    May Allah have mercy on Hanad's soul. The trauma of having your mother killed by your uncle, the same uncle that abused your sister must have been unbearable. A whole family wiped out by the actions of the evil uncle. I heard that he escaped to Somalia after killing his wife too. May Allah have mercy on the souls of the mother and sons and may He protect the daughter. Shame on this iman for being so callous about the trauma suffered by Hanad.

    • Yz yz
      Yz yz

      Waa qabiilkee?

    • Showtimecontrols
      Showtimecontrols

      Su aasha meesha taala waxaa weeyaan. Yaa la aaminaa hadii iimaankii misaajidku arinka Qarxinayo.... From now the question is who can’t we trust if that Iman not tell the true about what happened.

  • علي عبدالله
    علي عبدالله

    إنا لله وإنا إليه راجعون الله يرحمه ويتقل جنه

  • jama jijo
    jama jijo

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔

  • GoMeyre
    GoMeyre

    inaalilaah wa inaa ileyhi raajicuun waa musiibo qoys is laayay

  • RED GAMER
    RED GAMER

    Waxanuun

  • Grigori G
    Grigori G

    They call this man an imam? 😲😲 what an ignorant man. Kulahaa “drugs bu isticmaali jiray”. He knows nothing about historical trauma. He knows nothing about PTSD! He never asked himself “Hanad (the killer) saw his mom murdered. He knew his stepdad sexually abused his sister. Maybe this led to his mental instability “. Waxanoo kale ba Sheikh isku sheegaya.

    • Yz yz
      Yz yz

      Waa qabiilkee?

    • Grigori G
      Grigori G

      @فوزي معلم “he didn’t bad mouthed him “ when he’s calling him a druggy? No one instance did he show any compassion to Hanad. He never placed blame on the man who started all. He was also ashamed of speaking about the root cause of this family’s tragedy. Something the community outa stop hiding it. Sexual abuse cannot be hidden. It must come to the forefront. It must be discussed.

    • فوزي معلم
      فوزي معلم

      The sheikh spoke with the truth, reporting what he witnessed and of course he is the imam and knows congregation. He didn’t bad mouth him and admitted that he had mental problem after his mother’s death. Wadaatada ha ku deg degin.

  • zaaan c
    zaaan c

    MUSIIBO INTAY KA MAQAN TAHAY GURI KALE AYEEY KU JIRTA WAA 10 DANBE RAMADAAN MUSIIBOOYINKA ALLAH NAGA BADBAADIYO GAFKEENA IYO GEERIDEENA ALLAHA MA KULMIYO AAMIIINTA KU DARRA

  • Nimco Xasan
    Nimco Xasan

    allah haa un axarisdo 😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲

  • Nimco Xasan
    Nimco Xasan

    Axxxxx

  • Gamaal Faandhe
    Gamaal Faandhe

    alle haww naxariiisto aaamiin

  • Yasmiin Hassan
    Yasmiin Hassan

    Allah unaxaristo may Allah grant them higher Jannah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • Amina maye
    Amina maye

    Xanuun badnaa

  • Amina maye
    Amina maye

    لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم استغفر الله واتوب اليه

  • Nimo hana
    Nimo hana

    😭😭😭😭😭😭 ilaahow unaxariso labada wiil

  • Amina maye
    Amina maye

    إنا لله وإنا إليه راجعون البقاء لله

  • dul_fadhi mediaTM
    dul_fadhi mediaTM

    Mar walbo oo aan sawirkooda arko ilin baa igu soo istaakta xiligaan aan wax qoraayo waan ilimeynayaa wax kalana uma ilimeynaayo kaliya waxay tahy I waxaan dareemayaa xaga alle booska ay ka dageen ee aadka u wanaagsan hadaad maqasho ehelu jano waa wiilashAs yaarabi adigaa ku cilimi badan waxa aduunkaan ka dhexdhacaayo habeen iyo maalin 😫😫😫😓😪😭😭😭😭😭

  • HAWIYE LIBERATION FRONT LEEGOO
    HAWIYE LIBERATION FRONT LEEGOO

    inaa lilahi wa inaa leyhin rajicun Allah unaxariisto

  • Deeqa Dagan
    Deeqa Dagan

    Ax Allah unaxristo jandul fardawsa Allah ka warabiyo waaa geeri xanun badan 😭😭😭😭

  • Fatuma Hassan
    Fatuma Hassan

    Alahow u raxmo allah xanunbad naa yaa allah

  • Faisa Ahmed
    Faisa Ahmed

    Allah unaxaristo

  • Joulaitt Ahmadu
    Joulaitt Ahmadu

    SubxanaAllah

  • Joulaitt Ahmadu
    Joulaitt Ahmadu

    Inaalillaah waina ilehi raajicuun

Nästa