SAFIYA TUSMA OO KA HADLAYSA SIDA WAX U DHACEEN
1:37:24
481,749
Reddit
SHEEKADAN WAA IFTIIMINTA BILOWGA IYO DHAMAADKA WIXII DHACAY

Kommentarer
  • Hodan Online
    Hodan Online

    Asc Somali Maxamed Ramadan kariim Wxan la hadlaya Walashey Tusmo 👸🏻 Huno Sadar Muuqda sual ka dhan walashey wxan ku leehay Jacayl iyo ixtiraam inba agteyda kaga saidey 🙏 Wxan leehay gabdha somaliyeed 👸🏻 aan anagu isu hiilino isu naxariisano si ilahy inogu naxariisto 🙏 O daya gabdha Adku diganeysan Kor naaged laabo ISMA dheera Wxa ku Dhacy gabdh walbu ku dhici kara e Dumaroow Aan isku Naxariisano🙏

    • Naima Nalka
      Naima Nalka

      M.a wyhy wlshy qld ah in.a

    • Osman Abdullahi
      Osman Abdullahi

      Lllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllpllllllllllllllplplllllllllllllĺllpllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllĺĺlĺĺllllllllllllplĺĺlllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllĺlĺlllllplllĺplĺllĺllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllpl LLP lplllllpplpllppppplppppppppplpppplpppplpplpplpppplllppplpppplppplppplppppppplppplpppplpppllplpppppplpppplpppplppppppppplpplppllplpppplppppppppppppppplplpppplpppppllppllppllpppllllpplpppplppplpppplppppplplpppppplpppppplpplppplpllppplplppppppplpppllplppppppllppppllpplplpppppplpplpppppplplppplppplppplppppplpppppppppppppplppppppppppppppppplppplllplllĺĺĺlllllllĺlllllllllllllllllllllllpllllllllllllplpllllllllllĺplppplllpllllllpplplllllĺllllllllllllllllllllpllllllllllllllllllllllllllllllpllllllllllllllllplllllllllllllllllllllllllllllllllplplllllllplllllllllllllllllllllllllllllllllĺlllĺĺĺllllllĺllllĺlllĺllĺĺlĺĺllĺlĺĺl

    • Faiza Abdulla
      Faiza Abdulla

      Habaryahay iskadaa inanka kayar we inta cajuun cajuuso xishoo inacajuun waa inan wanagsan lan shere cajuuso uf uf xishoo

    • Cabdi Rashiid
      Cabdi Rashiid

      Ninkas hatawa ino adika guxumey hamoodin wll sharafta Allah hakaqaado

    • Hanuuya official
      Hanuuya official

      @addoonti alle11

  • Cabdi Cabdulaahi
    Cabdi Cabdulaahi

    WARARKAAGA IYO AKHBAARTAADA WAA MAC QUUL

  • Farxiyo Hasan
    Farxiyo Hasan

    Aamin ayaa rabi

  • Ramla Craxamn
    Ramla Craxamn

    Wn ku aminay Lkn tusmoy waa wax kuqornaa

  • Dheman Iyo luul
    Dheman Iyo luul

    Ani sheekada dhan wn rumaystay lkn waxan qadanin sixirka waxa jira dumar abuse ka raga waxbaba aan u arag oo iyaka oo la abuse garanyo lasii noolada markaa alle hakuu sahlo habo lkn hadeed uun difaac adag gal

  • Abdul haji
    Abdul haji

    😂😂😂😂 Somali maxa kale hesto, farqaha la is hesta

  • Hayat Jama
    Hayat Jama

    Abaayo anaaga kujecalaya mcna

  • Hadi badase Habad
    Hadi badase Habad

    77501366

  • Hadi badase Habad
    Hadi badase Habad

    Hadi badase Habad

  • fihimo sicid
    fihimo sicid

    Iska samir Wllo ilahay qalbiga haku qabojiy 😥😥😥😂😂😂

  • Deifulraman Ali said
    Deifulraman Ali said

    Waar qofta 7cunug dhashay ee yarka naaskeeda leeg kaga shubatay aamus iska daaba sheekadan iyo fanka shaashada aad soo fadhiisanayso

  • Ali Khan Ali dere
    Ali Khan Ali dere

    Dowlo sidas

  • Xasan Farouk
    Xasan Farouk

    Tusmo waligey ma arag laakin xaga fanka ayaan ku jeclaa taageero ayaana u ahaa Tusmo ma aha qofkii la dhibaaten lahaa waa tiirka fanka soomaaliyeed waana ka xumahay waxa ku dhacay Talo waxeey ila tahay in aad ka soo qaado inaydan kugu dhicin horana u soco Alaha ku xafido tusmo aamin

  • Ali Jama jibaar
    Ali Jama jibaar

    Inan gumeed inan gumeed dhalay saqajaana ayaa helay

  • Sucdi Said
    Sucdi Said

    Qisada Safiyo Tusmo in ka badan 10 jeer ayaan ku ceshtay, waana Vedio soconaya 1:37 daqiiqo, waxay la wadaagay Dareen Qaybsi, maalin kasta waan dhagaysta o waan u duceeyaa, Sharaf baan Qalbigayga kuu Hayaa Sharafti iyo Hagoogta Hablaha Fanka Soomaaliyeed.

  • Sucdi Said
    Sucdi Said

    Safiyo Habo Xbbt, waxaad akhrisataa ducada Xawqalada(لا حول ولا قوة ال بالله العلى العظيم) arintaadu way kuu furmaysa sida aad u jeceshay, Tusmo Adkaarta ha moogaan, annaguba waan kuu soo Ducaynaynaa oo wan kula Dareen Qabnaa, Tol iyo Qaraabo kulama Wadaago, lkn Dareenkayga aad baad ugu Xirantay Qaali Dumar.

  • Sucdi Said
    Sucdi Said

    Safiyo Tusmo, Walaahi waa qof aan aad u jeclahay, Aniga oo aan aqoon gooni ah u lahayn, hadana waxaan ula xanuunsaday sidi in ay Ehelkayga tahay, Waxay Mudnayd sidii Boqoradi in loola dhaqmo, Lkn Calaf iyo Nasiibka ayaan Saacidin, Waan kuu Duceeyay Ramadaanka 10 kiisa Danbe, waxaan ka Dhur-sugayaa Farxadaadi, Qabkaagi iyo Hankaaga inuu kuu suu laabto oo kuu sii kordho. Inta Dareenkaas ila qabta is Muujiya.

  • Nimcaan Abdirahman
    Nimcaan Abdirahman

    Kaa aad u xaraysay aniga iga iibi wll

  • Xamse Hannat
    Xamse Hannat

    ❌_____WaLaahi waa dhilo wayn oo kitaapkii peenaysay Yarabii ____ noo danpi Dhaaf🤣

  • Nimcaan Abdirahman
    Nimcaan Abdirahman

    Subhaan Allah rabi ayaa idiin kala cadaalad samaynaya wll rabi talo u daah cabdi sixiroole uu qiiqayaa yarku qiiqayaa

  • Hamze ali
    Hamze ali

    Mamo safiya alle haku sharfo hadal hooyonimo ayaaa kaaa muuqda

  • Nawalyy Ahmed
    Nawalyy Ahmed

    This is so sad” 😥 is it true gabdh ba is gubtay dartiii?😢🤬 he’s sick😭

  • Abshir Cabdi cali
    Abshir Cabdi cali

    Waxn kugulatalinaa in aad noloshada bnadasho oo aad kadhigto mid diimed hadana cimro aad waxwalba farxad aa kadmbeso

  • kaltun ali
    kaltun ali

    Alaa safiyoy abayo mis kina tahay walahi waxa hayso soo daa an dhihi laha ceebtu ma kaligay igu dhace naa.ninkagu aha asana ceebaye ma ha ween ku unba cebtu qabata sorry calakuli xal ninaa kuwa dumarka xumeyo ilaahay cadaabta ha ku fogeeyo

  • Maamo Tushta
    Maamo Tushta

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 sory hooyo mcnto dhibkaaga waa dhibkayga wlh qalbiga idanqaday😭😭😭

  • Ayaan Yasiin
    Ayaan Yasiin

    😪😪😪😪😓😓😓 sorry abyo

  • Abdulhafid Mahamad
    Abdulhafid Mahamad

    Safiyo tusmo wall nindumar waxyeel isdhaho dumarna ceeb malahee ceebee isdhaho ogow hoyadiibuucaaye adi waxba kumayeelin

  • Da Ahmed
    Da Ahmed

    Salama aleykum, wllo waxani waa qadr allle inay sacads dhacado sidasina o dhacdo, Adigu gabadh fican baad tahay waan ku aminasanahay Inaad runta sheegayso Alxamdulilah, Mid kale aya jirtan u melen adigu waxan u melenaya Inaad dinta islamka aad wax ka taaqna markasi horta mid ogow ino qofka wanaagsan ama dinta o etixam badan la kulmi dono Laakin ka jahilka ah waxba ma garanayo isago, Manshallah gabadh fican baad tahay waan ku so ducaynaya

  • Jeele Cade4
    Jeele Cade4

    Nin mahin kas

  • huseen xasan farah
    huseen xasan farah

    Jiu

  • huseen xasan farah
    huseen xasan farah

    Ui

  • Mohamed Bariyow
    Mohamed Bariyow

    lkn adi doqon maasthy

  • Mohamed Bariyow
    Mohamed Bariyow

    tusmo hada maxaa xal ah hadaadba sidaa sameysi

  • Faadumo Biriq
    Faadumo Biriq

    Iska naar beldn ad ado inta leg carurta ku gydy

  • Madi Abdi
    Madi Abdi

    I'm very sorry sister be strong woman

  • Engr Abdi Hassan Lo'doon
    Engr Abdi Hassan Lo'doon

    Asalamu Calaykum Yaa Ahlu Somal. Uduceeya Labadaba Wixii La isku hayo Waxa La isku Yaha kawayn. Somali baynu isku Nahay wiil iyo abtigiibaynu isku Nahay. Somaliyey ilahay aynu Ka cabsano dumarkana fadeexada Ka dayno aakhiro waa la is waydiin beenta dadka aad u soo Gudbinaysan idinkoo Ku Raadinaaya Fiyuus. Ha la is caafiyo waa maalmihii khayrka Badnaaye. Dulmigu ma wacna. Ilahay in badan bu Ka hadlay. S,W عن الله تبارك وتعالى أنه قال يا عبادي إني حرمت الظلم على نفسي وجعلته بينكم محرما فلا تظالموا Ragaw Dumarka Ceebahooda Hadaad Raadiso. Adigana Rabi Ceebahaga oo dhan Asturi maayo. ILAAHAY DUMARKA HA INOO ASTURO AMIIN RAGAW IDINA DUMARKIINA SOMALIYEED ASTURA CEEB RAADIS HANOQONINA. اللهم استر عوراتنا ، وامن روعاتنا، واكرمنا ولا تهنا، واعطنا، ولا تحرمنا، واثرنا ولا توثر علينا ، وارضنا وارض عنا ، وزدنا ولا تنقصنا ، واعنا ولا تعن علينا ، وانصرنا ولا تنصر علینا امین امین

  • dhoof channell
    dhoof channell

    Walalahey groupka safiya tusma ayan ahey alaha kugu bedelo wax ka wanaagsan like supscrip ii saara

  • dhoof channell
    dhoof channell

    Salan la mid abaayo safiyo tusmo ramadan kareem aneen ❤

  • hani Queen
    hani Queen

    Doqontan. Indha adgaata👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌

  • Yusro ibraahim
    Yusro ibraahim

    Asc dhamaantiin soomaaliweyn Salaan sharaf sister tusmo aniga waxan kudhihi lahaa sabarka dugso insha allaaah

  • bocoy noiu
    bocoy noiu

    illahy qalbiga haku kabo calaamo lagu tusaye Isagna illahy haso hadeyo o xaqa hatuso😣😪

  • Hon Raho
    Hon Raho

    Habaryar mcn wan kaxumahy waxa kugu dhacy lkin maxad udhihi way say amaan isii cab adan lahen sida kuma raacdo habo mcn

    • bocoy noiu
      bocoy noiu

      Khabaxd been badan aya thy

  • Shamso AMD official
    Shamso AMD official

    Follow this link to join my WhatsApp group: chat.whatsapp.com/GORFQtjrspjL1wnZvbvKLX Forever living waxay no haysa fursad shaqo hada rabta inaad ka faidesato so qabsa link hosa mahadsanidin

  • hawaarto sinaantu waligeeed
    hawaarto sinaantu waligeeed

    Sheekadaan wàaa layaabay gabdhaan haday saaan run Ku sheegayso waaaa gabdh aaaan caqli lahayn waaayo NIN aaan qabin seee lacag intaa leeg u siiisaa

  • Roda Ziad
    Roda Ziad

    Why you making soo interesting about your history and your love life Somali people's have their own difficulties struggling their daily life majorities no one's is interested have a life Madam

  • thiago official
    thiago official

    Mama safiya tusmo ilaahay waxan kaaga baryayaa in ilaahay kuu hiiliyo

  • Maxamed Cabdi aw yoonis
    Maxamed Cabdi aw yoonis

    Talada walashaay tusmo ujeediyo wll maad iskadhaaftaan

  • Muuse Axmed
    Muuse Axmed

    Safiyo tusmo dad ka rag yoyo Dumas Hadi ay isqabtan garu umasina dad kamadhadhac San tusmo mareykan ugatimid rumasho

  • Hamse Muhuyedin samater
    Hamse Muhuyedin samater

    We bleave tusmo 🥰

  • Axmed Xassan
    Axmed Xassan

    yaan laxidhin markaad dhahday baa madaxa i qarxay xitaa dabool iga saarmay dhibkaatada ay tabanayso

  • Salmaan Loohaar
    Salmaan Loohaar

    Safiyo Tusmo iska ilow somali waxey dhahdaa ceeb waa sedax mallin ee iska illow waxii dhacaye marka sofadhisato arimo kale keen wan kugo tagersanhye

  • ruweida Abdiasis
    ruweida Abdiasis

    Ilahay haku caawiyo maamo

  • Sml
    Sml

    Iska sabar hooyo🥰🙏🏼😡

  • Hassan Noor
    Hassan Noor

    Wxaas cml waan togaan lahaa

  • Abdalle Ali
    Abdalle Ali

    Ilaahay Hakuu Gargaaro Wll Safiya

  • Cabdi Cabdulaahi
    Cabdi Cabdulaahi

    RAMADAAN KAREEM

  • Ayaan Hassan
    Ayaan Hassan

    Wllhy mar kasan ragaba naca hoyo alle qalbiga ha ku qabojiyo ragu ma wada xuma lkn qar xuun ba ku dhex jira

  • Xuseen eme
    Xuseen eme

    Khabaxd been badan aya thy

  • qopoy dnon
    qopoy dnon

    Sorry wlhi Qalbigaaga ayuu QODAX ku noqday😢Alle qalbiga hakuu qaboojiyo Amen yaa Rabi

  • Asha Omer
    Asha Omer

    Paul

  • Samatar Maxamed
    Samatar Maxamed

    Alle wa dumare mu gursado

    • qopoy dnon
      qopoy dnon

      I am sorry for what happen to you. Be strong. Pray Allah to give you peace. Aameen yaa Raab

  • ayan Nuur
    ayan Nuur

    He sounds like he's a bipolar narcissist. Subhanallah..so many somali people have mental health issues that need to be addressed

  • Omar Sollas Official
    Omar Sollas Official

    Kalmaday tidhaaho wuuu yidhi wlhi wxd moodaa inuu isagii hada hadlayo Inan Gumeed Inan Gumeed Dhalay Samaroon Wxn leeyahay Ninkaa Gabadha Magteedii Ka Qaaaada...!!!

  • Mo Deep
    Mo Deep

    Naa u got busted nayaa come out with better Thant that .

  • yacquub saciid
    yacquub saciid

    Nasiib xumaa Ugeysay xaqiiqadii in uu ku helay adiga hadan uu ku dayacay.😥😥😥

  • Samiiro Jaamac
    Samiiro Jaamac

    Lkn madan carur laheen lacagta maa ayaga meel udhigto intaa sinatra isaga

  • Aamina Ismail
    Aamina Ismail

    Cadawgaaga unoolow safiyo ciiltira samirka badi waad gabadhu guusha

  • Purple Rose
    Purple Rose

    nin aan ku qabin sideed ooga ogolaatay waxaas oo dhan guur ma qarsooma lacag keen markuu ku yiri ayaat ka gaabsan laheed waano ha kuu noqoto

  • Yuu Yusuf
    Yuu Yusuf

    My my ma qaldanid alaah ayaana kuu abaal gudaya insha alaah

  • Sahra Salad
    Sahra Salad

    Salan sare seynab ixtiraam mhdsnd wlshs. Sida wngsn ad ula talisey & wanadada wngsn marku qof dumara dhib ku dhoco wan kula qaba iney hal meel uga wado jeestan oo aaney is kala qaa qaadin waa iney is cawiyan adunka waxan dhicin ma jirto lkn waa laga gudba hora loga socda wl hadad isku xafad tihin laxiri oo lataliyo is arka hadad waqti hayso fikradaha la wadag wa inan is cawino meel walban joogno kor haween kobo ismadheera fikirkaga wngsn aad bankaga mhd celinayaa illahey ha idinxafido adiga &carurtada

  • Sahra Salad
    Sahra Salad

    Thanks. SiS😍🙏👍

  • Yuu Yusuf
    Yuu Yusuf

    Waxaad aad ledahay heygu dhacaan asigeey kudhacayaan insha alaah duli

  • Hamda Nuur
    Hamda Nuur

    waxa iga yabiyay inu jiro qof sidan wiilkan ubuka inu jiro lakin alla jira jirina dona laga yaba inu ilahy balayo kale kaga weciyay way jiran masibo ka wayni wlll lakin ha qalbi jilicsanan

  • Muqtaar Macalin
    Muqtaar Macalin

    Maashaa allah safiyo geesiyad baa tahay ninkaana Allah haka abaal mariyo waxa uusameeyay

  • Luul Xuseen
    Luul Xuseen

    daacadnimadu ha kuu hiiliso

  • opzz xsin
    opzz xsin

    I am sorry for what happen to you. Be strong. Pray Allah to give you peace. Aameen yaa Raab

  • NaimaNora Beauty
    NaimaNora Beauty

    SubhanAllah 😭😭😭

  • NaimaNora Beauty
    NaimaNora Beauty

    SubhanAllah

  • Abdel Faud
    Abdel Faud

    Illahoow qalbikeyda daji aamiin dha ha 😪😪😪

  • Abdel Faud
    Abdel Faud

    Habar yar Macan hadaad sinesatay adiga ayaa laku xisabinayaa ciidii ku aminsan iyo kuwa aan ku Amin Sanen ba wax ee kaaa badali kartaan malahan høre u soco waan daremaya waad ku waneysaan quf WENAYAa tahay hada jacel qaday lkn somali waan qancinaya hadaad dhahda waad wala neysaaa eee cadi iska dhig ha a u bixin waxa la dhaha haya fillm waxba ikama kalin ladha haya dhagso

  • Abdel Faud
    Abdel Faud

    Jacel yaraaan wenaan malaha QUF WAXJECLADAY ADIGA UGUMA HORESID WAA DAREMI KARAA

  • Maamo Qaali
    Maamo Qaali

    Man fahmin weli

  • NAciima Maxamed
    NAciima Maxamed

    Ax ax ax ax 😭😭😭😭😭😭

  • Aamiin Cabdullahi
    Aamiin Cabdullahi

    Waxaad qarsata wayku qarsadaan kasheekeey

  • Aamiin Cabdullahi
    Aamiin Cabdullahi

    Malaaig ma ahan maxaad udhoorw dhoowreeysay ka sheekeeywa ligaa

  • Abdisamed Ahmed
    Abdisamed Ahmed

    amin amin amin amin ya rabi

  • Abdisamed Ahmed
    Abdisamed Ahmed

    waa runta

  • Aisha Maxamed
    Aisha Maxamed

    Asc

  • Yasmin Macmacaan
    Yasmin Macmacaan

    Ilahey hana asturo

  • Nimco Nalka
    Nimco Nalka

    Tusmo ani gargar alln kuu weediiyay

  • Sayid Jaamac
    Sayid Jaamac

    Walaal ha dambaabin illaahay siduu rabuu awoodaa oo dharaar ka dhigi karaa wixii uu doono saad mooday maaha xoog buu leeyahay xeelad buu leeyahay wuu ku maqlayaa ku arkayaa ha moodin in aanu waxba cadayn karin ama aadamoo kale yahay xaggee eegtay sow dunida isagu maleh cirka iyo dhulka iyo inta u dhaxaysa

  • liban Ahmed
    liban Ahmed

    Allaha kuxafido walal marwalbo garabkaaga ayaan ahay duco iyo garab inshallah dhammaan gabdhaha Somaali yeed.sharaf ayay mudan yiin.

  • drs samiira abdi
    drs samiira abdi

    Waa ramadan wan 10 ugu danbeyY allah ka baryena gbr walbo dhibkaa hesto midke hoyo tusmo cml.allah la baryaa in naga dul qado ceebahena allah asturo allah kaliya gbr nasiin karew

  • Safiya Lowra
    Safiya Lowra

    Safiyaay Dhaartaada Na Deeqda Indhahaade Ka Muuqataa inaad Run Sheegeysid Abaayo qaali Iska Sabar Farxadi Waaa Kuu Hadhowe Inshallah Guul iyo Gobonimo ayan kuu rajeynayaaa qofti Dhaarata Waxaa Ka Xun Kii Aamini Waayo Ciyaalkeeda Ayay Ku Dhaaratay Hooyana Caruurteede ifka U Jeceshahay Ee Kuqanca Soomaalaay Aniga marki Hore Waan Kuqanacsanaa Hadalada Safiyo Oo Been Luguma Baran qofka Beenta Sheegaya Waa Cabdi Ciise Cajuun Oo Indhahiisa ayayba Ka Muuqatay Ee Sheekadaan Hala Soo Afjaro inshallah Safiyana Waxaan Ilaahey igu Baryayaa inuu Ilahey Xaqeeda Soo Dadejiyo inshallah

  • Anzal Qurux
    Anzal Qurux

    😭😭😭😭ax xanuun badana wa qisadii ugu xunun badned abid aan dhagesto balse alx dadka hadalkodo aniga ma amino wayo hadaladi danbo oo safiyo lagabeen abuuranayay ban amini laha wayo safiyo waa qof mesanman oo waxyabahas iskalafac weyn ilahow udhibdhaam hoyada somaliyed

  • Mouhamed Dayib
    Mouhamed Dayib

    Asc wll tusmo sharaf wll wxkasta wadhacan adunkan lkn fejignow

  • Abdalla Nasir Omar
    Abdalla Nasir Omar

    wajiga iskaso ferey habaryaro naga xishoo beeni raad malee

  • Charming nowhere to hide
    Charming nowhere to hide

    عَنْ اللَّهِ تَبَارَكَ وَتَعَالَى أَنَّهُ قَالَ يَا عِبَادِي إِنِّي حَرَّمْتُ الظُّلْمَ عَلَى نَفْسِي وَجَعَلْتُهُ بَيْنَكُمْ مُحَرَّمًا فَلَا تَظَالَمُوا

  • Caasha Cali
    Caasha Cali

    Abaal kaa ayaa Ku helay adoo qof Wayne ah maxaad umeher xaday hablihii yaryara ayaan yeelin sidaa hadana iska ilaw sheekadaa ka hadh

  • Sihaaam Qurux
    Sihaaam Qurux

    We love you mama

    • Charming nowhere to hide
      Charming nowhere to hide

      You are naive and he was manipulated but how did you travel to this deval man but you are woman who where in love ilaahay u samir

Nästa