Musalsalka Wacdi & Waano 2021-Q16aad
144,761
Reddit

Kommentarer
  • Maxamed Axmed
    Maxamed Axmed

    chat.whatsapp.com/DKNh32JqMBJBk3ZM9knLXC

  • Husein Abdiwiish
    Husein Abdiwiish

    Riwayadu waa ceeegag iyo clqani isku filan

  • Apdinaasir Timo
    Apdinaasir Timo

    Ofishinal

  • Farhan Ali Abdullahi
    Farhan Ali Abdullahi

    Masha allah magaladeydii hargeysa hadhwanaag illahay horumarka ha ku siyadiyo aamiin aamiin

  • Ahlaam Queen
    Ahlaam Queen

    War dadkan muna u ololaynaya xagee laga soo ururiyy

  • Hodan Cali
    Hodan Cali

    Caanadi cabee kulahaa saanjoo😂😂😂

  • ilhaan Adan
    ilhaan Adan

    Alla wiilkaan oromada qosoluu igu dilay

  • Abdi Kariin
    Abdi Kariin

    CaLi promo😆😂🤣

  • Himilo Official
    Himilo Official

    Aywaaa 😀😀war ninka isku filan ahi waaba macallin carabi😁😁😁

  • Darwiish Boy Ibnu Faarax
    Darwiish Boy Ibnu Faarax

    Mansha allah

  • Osman Banjar
    Osman Banjar

    *Asc Kusoo biir Janaalkeega oo Baro Luqada Englishka oo free ah Insha Allah 🌍👩‍💻📒✍️👩‍🎓👨‍🎓📕📔📝*

  • abwaan murtishiil adan
    abwaan murtishiil adan

    Odaygii aderkay ma xildhibaanada ninkeeda rabi haykaa xifdiyo alleelko ismacil aw adan jamac i love you adro mcn

  • Abokor Cismaan
    Abokor Cismaan

    Wᴀxʏ ᴋᴜ ʜᴀᴅᴀsʜᴏ ᴍᴀʀᴋᴀʏ ɢᴀʀᴀɴ ᴡᴀʏᴅᴏ ɪsᴋᴜ ғɪʟᴀ sᴀᴄᴀʙ ʙᴜᴜ ᴜᴅʜᴇx ʀᴀᴄɪɴᴀʏᴀ

  • Abdi wadud Shukri offical
    Abdi wadud Shukri offical

    Nio ani suhayb sanjo nin aaan ahayn igama qosliyo Ismuujiya intuu ka qosliyo cali oromo🤣😅

  • Madaxwena Warsangeli
    Madaxwena Warsangeli

    Hhhhh hhhhh qoslkii aduun c/qani cunaye gadha hakaaqado

  • Xalimo abdi Gure
    Xalimo abdi Gure

    Filimka waa cajiib jilayashu ma kala dhacaan cajiib waye 😂😂❤👍

  • Xalimo abdi Gure
    Xalimo abdi Gure

    Cunesadii la shegaye baa 😂😂😂 Cali

  • Qamar Shiine
    Qamar Shiine

    xilibaan wey furtee xilibadii

  • Maxamed Xasan
    Maxamed Xasan

    Waa lidaa hayisata somalida iyo xilka iyo boobka dad ka

  • Nimo Mohamud
    Nimo Mohamud

    Walahi cegag iyo hibaq way is jecelyin taa iga qoora

    • Khalid Guntigab
      Khalid Guntigab

      Ceegaag wuu guursadayba mid kale hhhhhh

  • Ayunla Abyan
    Ayunla Abyan

    Muna hadalkeedu Aadban faraxsanahay ma dhaafto miya hhahahahah

  • Nimco Hana
    Nimco Hana

    Anigu ma naag Carab la'a oo loo hadlayaan ahay .😁😁😁

  • Azuum Gudaal
    Azuum Gudaal

    Jamcada kumashqulsana show walys la wada yaqana 😅😅😅🙈

  • Najaad Maxamuud
    Najaad Maxamuud

    Adiga ma cunayadiiba hhhhh

  • Najaad Maxamuud
    Najaad Maxamuud

    Cali oromo ku laha xildhibadii

  • Saleebaan ibraahim Cabdi
    Saleebaan ibraahim Cabdi

    Qq

  • xikmad Aadan official
    xikmad Aadan official

    Suhayb Saanjo wuu iga qoosliyay xaqiiq

  • Abdilaahi Muhumed
    Abdilaahi Muhumed

    Iskufilan iyo ceegaan way isku dhacyaan 😂

  • Idman Ali
    Idman Ali

    Waxaan ka helay sidey iskula hayaan hibaq iyo yusuf😍

  • Zhacrawy lyrics
    Zhacrawy lyrics

    Isku filan nin waalan😂

  • rockinho ____
    rockinho ____

    LaYaaB laYaaB xildhiban cunayso😀

  • Abshir Abdi wali
    Abshir Abdi wali

    Meesha soolteco iyo abdikariim ahmed mooge ayaa mesha ku tartamaya.

  • ciqaadir Abiib Axmed Maxamed
    ciqaadir Abiib Axmed Maxamed

    Afurka midnoosamaysa Noosiisira Xuldhibanadu Hanoosamayso Afurka

  • ciqaadir Abiib Axmed Maxamed
    ciqaadir Abiib Axmed Maxamed

    Ninka cali oromo ciyarta Jooji baskolad Ban beerka ka sari Waadnaxday

  • Higsad official
    Higsad official

    Odaygeduna uu iskala socdaa waa iska xildhibaane Apdi qani isku filana iyo cali oroma qaybtan iyagaa shiday

  • Qn hamda
    Qn hamda

    war bershiyo sowtuu laha hablo qurux badan o xildhimanada u olaleya ba lo bahanyhy 😂😂

  • CAABI Official Channel
    CAABI Official Channel

    Marka Aan Shaqada Tagayo Ahlukobtar baan Raaci jiray😆😅😅😅🤣🤣

  • Carafaad Haybe
    Carafaad Haybe

    Allah Akbar❤ 😍😘😍😍😘

  • Axmed Yazin hlg
    Axmed Yazin hlg

    Ragii la lahaa waa inay dhisnaadaaan iyo hablihii furfurnaa ma kuwanaa ee la lahaa waa la qaadanayay cajab hhh

  • Muhsin Hasan
    Muhsin Hasan

    Sii joogi meyside xidh 😂😂😂

  • Khadra Hassan
    Khadra Hassan

    Adiga unayso diibaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • mostafa bile
    mostafa bile

    Hhhhhhj

  • ciqaadir Abiib Axmed Maxamed
    ciqaadir Abiib Axmed Maxamed

    Reer badiye oraginal ah batihiin Waad kusoo khaldantay Magaalada

  • ciqaadir Abiib Axmed Maxamed
    ciqaadir Abiib Axmed Maxamed

    Sxb fwfgsysvd

  • Ubah Hayaan
    Ubah Hayaan

    Hibaaq Iyo Yuusuf Xan Badanaa🤣🤣

  • badria
    badria

    😂abdi qani xafada in laga eryaan ka baqayaaa

  • Rayna Mohamoud
    Rayna Mohamoud

    Ali Oromo iyo Cunaaaye😂😂😂😂😂😂😂😂

  • ayaan Jaamac
    ayaan Jaamac

    4:00 anba waan ka arkay face booka 😂😂😂

  • Qurux badan Sidii hoyadeed
    Qurux badan Sidii hoyadeed

    Yusuf Ceegaag Nin hadalka heli og hibaaq na ka Daran Dashii Duriyada hadan Sida Loo hadlayn ha Layska aamuso

  • Ayaan Mohamet
    Ayaan Mohamet

    Uf dadkan maxaa ka qaldan inanka yaree dhaqankaa ka daaYa Personal attack 😏

  • Samiya mohamed
    Samiya mohamed

    Cali Oromo cunaysadii la sheegayeyba kulahaa😂😂😂

  • Sey yusuf
    Sey yusuf

    Waa Riwaayad wada xan ah waxbaa kasiya kuye

  • Fatuma Adam
    Fatuma Adam

    Inta cali oromo ka hezhey is mujiya🖐

  • Haliima Da ud
    Haliima Da ud

    Kkkk barkiinta ku dul qorta kulahaa isku filan caadi maha

  • Adam Cabdi
    Adam Cabdi

    Kulaha qurux maxaya ma gapadha la qapo inta ila argty😂😂😂😂😂

  • mohammed said
    mohammed said

    Taa yar maanay ahayn tayar ee dhigata sos

  • Hodan Ahmed Mubarak
    Hodan Ahmed Mubarak

    hhhh kulha way nasib ficanthy waligedba kkkkk wale odaygu wa khatar

  • Barwaaqo Cabdilaahi
    Barwaaqo Cabdilaahi

    Ali oromo wlhy waa xaraabo kulahaa cunayso

  • Mohamed Haamud
    Mohamed Haamud

    Anu waxa aan ucodeeyay Yuusuf inta rabta like ii saar

  • HipoH upthi 123
    HipoH upthi 123

    😂😂😂 ali oromo kugu xiintayyy wllhi uu iga qozliyayy😂😂😂

  • Khadra Muuse
    Khadra Muuse

    Isku filan buurnideda ku doorta🤩🤩😂

  • Fartun Ibrahim
    Fartun Ibrahim

    Anu isku filan baan raacay munaa gulaysanaysaa 😂😂😂😂😂

  • khaliil gaaruf
    khaliil gaaruf

    Hablahaa cusub halayla ogaado intanay ilbixin

  • khaliil gaaruf
    khaliil gaaruf

    Dadkii figradohooda comment kucabirijiray sootan baryo kasoo hadhay

  • OOGO lyrics
    OOGO lyrics

    inta nabiga jacel like saar

  • najma nagma
    najma nagma

    😂😂😂😂

  • Asiya Farah
    Asiya Farah

    Xildhibaanka dharka halga hagaajiyo

  • Nasra Yasiin
    Nasra Yasiin

    Hhhhh Qosol iguma hadhin Cegaag Iyo Cali Oromo wxba kla qabsady Kulaha War Ayeeyo 😃😃😃😂

  • Amin Clwahab
    Amin Clwahab

    Kulahaa Imika hadaad ubaahato madaxwaynaha Uganda Waan kaa dhigi karaa Waayo Olalahayga uun baa kaa xiga Hhhhhhh😅🤠😇

  • Mohamed Ahmed Ali Mohamoud
    Mohamed Ahmed Ali Mohamoud

    Muna hanoolato lacagta habixiso 😃🤣😂🤣😂

  • Hamze Haabzade
    Hamze Haabzade

    Ruwaayadu mac may ahaayen hadanu ceegag ku jireen

  • Mohamed Muhumed
    Mohamed Muhumed

    Hadalheeska abdi qani isku filan ya garanaya inta garaneso e tagerto like sara👍

  • C. caziiz bidixo✅
    C. caziiz bidixo✅

    Hadaad xayayziizka iz dhaafizo wan kuzalaamay#

  • Khaalid Aadan
    Khaalid Aadan

    Gacan kulul

  • istahil warsme
    istahil warsme

    😆😆😆😆😆😆😆 suhby ormo iyo cunya maxa kala helay

  • zHaKiiP Ahmed
    zHaKiiP Ahmed

    War ninka cali oromo wan wata cunaaye ayuu nafta u keenay

  • Raygal 555
    Raygal 555

    Mansha Allah

  • Raygal 555
    Raygal 555

    Keep going

  • fatima Abdiaziz
    fatima Abdiaziz

    adiga ma cunayadibaa hhhhhhhhhhhh cali Oromo funy

  • kiin iskukalsoon channel
    kiin iskukalsoon channel

    Libax jogaay hargaysa bn intaas kabaqayaa oo xataa kuriyooda anoo baladwayne joga 😭😂😂😂😂😂

  • nemo moled
    nemo moled

    Guddi qaylaana waan sameeyay kuteh alla cabdiqaniyoow mucjisaa tahay🤣😂😂😂

  • Muna Layan Suldan
    Muna Layan Suldan

    Ooo Kii iskufilan sowka reerkiiba kabaxay 😂😂😂

  • Naasir Cabdi
    Naasir Cabdi

    Innanta ma gacan kulul baad kula shaqaysay kkkkkkkkkkkkk

  • marwaat mo
    marwaat mo

    Cali oromo🤣🤣🤣🤣🤣

  • Saabiriin Mohamed
    Saabiriin Mohamed

    Cunayzadii Kulaha zaanjo😅😅😅🥰🥰

  • Muzcap Moh'ed
    Muzcap Moh'ed

    izku vilan inu ku zo bxyo inuu noqodo xildhiban farta taag

  • ABDIKANI CC Abdikani cc
    ABDIKANI CC Abdikani cc

    Intacmaqashay isku filan inuu dhahay lacagta habixiso🤣😂🤣😂

  • Hogol Casar
    Hogol Casar

    Inta aan fahmin waxa somalidu like ta u barido bal like ta hay saarina anigana 😂🤣🤣

  • Dheeg Cali
    Dheeg Cali

    Inay helayso waan hubaa kulahaa Ninka dheer baan ku qoslay

  • Awo Saleban
    Awo Saleban

    Cali oromo 😂😂😂😂😂😂

  • Axmed Abdiraxmaan
    Axmed Abdiraxmaan

    Isku filan

  • Nasra Farax
    Nasra Farax

    igraan markay ogaato inuu cabdiqani aabeheed dhabarjabiyay maxay kusamayn

  • Kamal Abdi
    Kamal Abdi

    ubax niyow ma xaamil sibay u culus tahaye waa kaftane xuman hayyga moodina

  • Hassan Adan
    Hassan Adan

    Qeybta xigta inshaAllh

  • Osman Abdulle
    Osman Abdulle

    svsoft.info/award/mYKVmYt_19muqJs/video.html

  • Aimar Olol
    Aimar Olol

    Cali Aromo iyo Ceegaag Maxaa Kala Qabsaday.? 😂😂😂 Xildhibaan Way Furtay 😂

  • fc wiriq club
    fc wiriq club

    Cali oromo umadeena maaha Qosol buu igu dilay 🤣😂

  • Ikraan Cabdi kariin
    Ikraan Cabdi kariin

    Ayeeyo ku maloh 🤣🤣

  • Maxamed Cabdiraxman
    Maxamed Cabdiraxman

    Ceegaag iyo hibaaq waa isku siyaasad e

  • MOHAMED SALAH ISSE
    MOHAMED SALAH ISSE

    Cunayso 😂

Nästa